Wararka ka imaanaya waddanka Yeman ee dhaca dhulka Jaziiradda Carabta ayaa sheegaya in weeraro laayaan ah oo lagu beegsaday saraakiil iyo xubno ka tirsanaa murtazaqada Imaaraadka ay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolka Shabwah ee waddankaasi Yeman.
Bayyaan kasoo baxay Mujaahidiinta Al-qaacidada Yeman ee Ansaaru shareeca ayaa lagu sheegay in weerar qarax ah oo aad u xooggan oo loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ay Mujaahidiintu la beegsadeen taliyaha guutada 8-aad qaybteeda koowaad ee difaaca Shabwa, murtazaqa lagu magacaabo Saalim Al-jabwani xilli uu marayay deegaanka Musaynaca ee gobolka Shabwa.
Sida lagu xaqiijiyay bayyaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Ansaaru shareeca waxaa qaraxaasi oo si gaar ah u haleelay gaari nooca kuwa Gaashaman oo uu la socday taliyaha ku dhintay sargaalka ka tirsanaa saraakiisha maleeshiyaada Xizaamul Amni ee ay soo tabobaratay Imaaraadka carabta iyo labo ka mid ahaa ilaaladiisa halka uu sidoo kale burburay gaariga nooca ciidanka.
Sawirro la socday warka kasoo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu arki karay burburka soo gaaray gaariga nooca ciidanka ah, kaas oo sida muuqaalka laga dheehan karo ay bool bool u kala tuurtay miinada Mujaahidiinta.
Sidoo kale war kasoo baxay Mujaahidiinta Ansaaru shareecah ayaa lagu sheegay in qarax kale oo xooggan lala beegsaday askar iyo saraakiil ka tirsan maleeshiyaadka uu Imaaraadku soo tabobaray ee loo yaqaan Xizaamul Amni, xilli ay marayeen halka loo yaqaan Waadi Cumraan oo ka tirsan Mindhaqadda Muudiyah ee Abyan.
Waxay Mujaahidiintu xaqiijiyeen in weerarkaasi qaraxa lagu burburiyay gaari nooca ciidanka ah, halka maleeshiyaadkii la socday na ay u qaybsameen kuwa dhintay iyo kuwa dhaawacmay.
Hoos ka eeg bayyaanaadka iyo sawirrada.