Saacadihii lasoo dhaafay waxey roobab ka da’een degmooyin iyo deegaano ka tirsan qaar ka mid ah gobalada dhaca Konfurta’bartamaha iyo Waqooyga dalka Somaliya.
Roobab lagu diirsaday ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaano ka kala tirsan gobalada Sanaag iyo Hiiraan oo kala dhaca Waqooyga iyo bartamaha dalka Somaliya.
Gobalka Sanaag goobaha sida garaka ah Roobabka kaga da’een waxaa ka mid ah degmada Ceerigaabo iyo deegaanada hoostaga’sidoo kale gobalka Hiiraan deegaanada uu Roobka ka da’ay waxaa ka mid ah deegaanada Shaw iyo Rasse.
Todaadbkii hore waxey Roobab ka da’een deegaano iyo degmooyin ka kala tirsan Baay iyo Jubbooyinka oo dhaca Konfurta dalka Somaliya’waxey roobabkan kusoo aadayaan xilli abaara daran ay ka jirta dalka Somaliya.
Calamada.com