Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Kooxda Riddada Soomaaliya haweenayda lagu magacaabo Sacdiyo Yasiin oo goob fagaare ah ka hadlaysay ayaa ku hadaaqday hadallo istihzaa’ah ku ah diinta islaamka isla markaana wacad ku martay in ay ansixin doonto waxa loogu yeero xeerka jinsiga ee ay gaaladu usoo meerisay murtadiinta Soomaaliya.
Hawaynaydaan ayaa sheegtay in xeerka jinsiga ay hor gayan doonto baarlamaanka Riddada, si loo ansixiyo haddii ay kasoo horjeesataanna ay isaga tagi doonto magaalada Mogdisho.
Waxay sidoo kale u hajbtay culimada Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay xeerkaani gaalnimada ah waxayna ugu hanjabtay in ay ka qaadi doonto baasaboorada dibada ah ee ay haystaan
Waxay ugu yeetaan xeerka jinsiga ayaa horay loo horgeeyay baarlamaankii hore ee Kooxda Ridada wakhtigii murtad Farmaajo uu ahaa madaxwaynaha kooxda Riddada Soomaaliya, Basle xiligaas lama anisxin, Waxaana laga yaabaan in uu ansixiyo baarlamaanka dawaaqiidda ah ee hadda joogaa ,maadaama gudoomiye ku xigeen ay ka tahay hawaynyadaan murtadada ah, sidoo kalane ay mararka qaar noqoto ku simaha madaxwaynaha Riddada markii safarrada dibadda ah ay jiraan Xasan Gurguurte iyo Aadan Madoobe.