Rag hubeysan waxey saacadihii lasoo dhaafay gudaha magaalada Muqdisho ku dileen askari ka tirsanaay dowlada Ridada Federaalka.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay qeybo ka mid ah xaafada Madiina ee magaalada Muqdisho’iyadoona ragga hubeysan ay askarigan ka toogteen qeybaha sare ee jirka.
Askarigan ka tirsanaay maleeshiyaatka Murtadiinta gaar ahaan qeybta Milatariga ee lagu dilay xaafada Madiina waxaa magaciisa lagu soo gaabiyay Saddex Lugood kaasi oo ahaa askari si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan xaafaddaasi.
Dilka Saddex Lugood waxa uu imaanayaa xilli habeen ka hor gudaha degmada Hurwaa ee magaalada Muqdisho lagu dilay Cali Afweyne oo ka mid ahaa saraakiisha Booliska dowlada Ridada Farmaajo.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.