Wararka ka imaanaya dagmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in saacadihii lasoo dhaafay gudaha dagmadasi lagu dilay wiil dhalinyaro ah halka lagu dhaawacay labo kale.
Wiilka la dilay ayaa lasoo warinayaa in la gawracay, Waxaana labada kale dhaawacooda qaba la geeyay cisbitaalada Muqdisho.
Dilka iyo dhaawaca loo gaystay dhalinyaradaani ayaa waxaa ka dambeeyay kooxo hubaysan oo loo yaqaano ciyaal weero, Kuwaas oo muddooyinkii dambe kusoo badanayay dagmooyinka gobolka Banaadir.
Kooxda Ridsada Soomaaliya ayaa ku fashilantay in ay wax ka qabato kooxahaasi, Kuwaas oo isbuuc kasta caasimada ku dila dad farabadan, Maleeshiyaadka murtadiinta ayaana qayb ka ah falalka ay gaysanayaan .
Xukumada Ridada ah ee Xasan Sheekh Maxamuud oo ku fashilantay in ay sugto amaanka dadka ku hoos nool goobaha ay ka taliso ayaa isku dayaysa in ay dumiso ammaanka iyo nabadglayada ka jirta deegaanada lagu maamulo sharciga islaamka ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya, ee ay ka taliso xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.