Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada ee hogaamiyaha uu ka yahay Muxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Korneelkan oo ka mid ah saraakiisha ciidanka gaar ahaan kuwa Booliska waxaa sigaar ah loogu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Sagaaro waxey ragga hubeysan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku quurbaxo.
Inta badan ciidamada gaarka Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgalo gudaha magaaladan Muqdisho waxey sigaar ah u beegsadaan saraakiisha maleeshiyaatka dowlada Farmaajo.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.