Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo maleeshiyaatka Ridada ayaa ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee hoostaga magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.
Dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, Iyadoo khasaara culus la gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtadiinta.
Inka badan Toban isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka Ashahaado la dirirka Jubbo-land ayaa lagu dilay dagaalkan ka dhacay Baar-sanguuni, Waxeyna ciidamada Mujaahidiinta soo ganiimeysteen hub iyo saanado kale oo ah kuwa ciidanka.
Dagaalkan culus ee ka dhacay duleedka Kismaayo ayaa kusoo aadaya xilli qarax iyo dagaallo lagu dilay askar isugu jirta Murtadiinta iyo kuwa Kufaarta Burundi ay ka kala dhaceen Afgooye, Mahadaay, Bariire iyo Baydhabo.
Calamada.com