Howlgalo qorsheysan ayeey ciidamada Xarakada Mujaahidiintu Alshabaab ka fuliyeen goobo kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho kuwaa oo faahfaahino dheeraad ah laga helayo.
Howlgalka hore waxey ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Kaaraan waxeyna ku dileen sarkaal ka tirsanaa maamulka kooxda Ridada ugu magacaaban degmadaas.
Sarkaalkan Mujaahidiintu ay ku dileen degmada Kaaraan waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed owbakar shadoor waxa uu waqti xaadirkaan ahaa gudoomiye laameed ka tirsan maamulka ridada kaaraan.
Howlgalka xige waxey ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada howlwadaag waxeyna ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaatka Ridada gaar ahaan qeybta isku magacowday asluubta.
Askariga Murtadka ah ee Mujaahidiintu ay ku dileen degmada howlwadaag ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi qaadir xasan waxeyna dilalkan kusoo aadayaan xilli Mujaahidiintu ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah kufaarta iyo murtadiinta.
Calamada.com