Ciidamo hubeysan oo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala Muqdisho iyo duleedkeeda, ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaan-weynaha Ceelasha biyaha ee hoostaga wilaayada Sh/hoose waxay ku dilaan sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta.
Howlgalkan oo sidii loogu talagalay u dhacay ayay ciidanka mujaahidiintu ku khaarajireen sarkaal ka tirsanaa ciidanka Riddada oo lagu magacaabi jiray Abshir Axmed, kaasi oo muddooyinkii dambe si gaara ugu howlanaa in maleeshiyaad macawiisley ah ka sameeya Sh-hoose.
Balse ciidamada Jihaazka amniga mujaahidiinta oo si dhow ula socday dhaqdhaqaaqyada ashahaada la dirirka ah ee uu ku howlanaa sarkaalkaasi murtadka ah, ayaa Allaah fadligiis agaasimay howlgalkaan qorsheysan kaas oo ugu dambayn Allaah fadligiis keenay in umadda laga hor leexiyo shartii uu maleegayay.