Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Waxey saacadihii lasoo dhaafay weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.
Kamiinka waxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Buurhakabo kaasi oo markii dambe dagaal isku badalay.
Idaacada Islaamiga Andalus ayaa baahisay in kamiinkaasi lagu dilay sarkaal ciidan oo ka tirsanaay dowlada federaalka oo lagu magacaabi jiray Muxamed Mukhtaar Baasuuko kaasi oo lala dilay labo askari oo isla maleeshiyaatka dowlada ah.
Weerarkan dhabba galka ah ayaa imaanaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin askari Murtad ah ku dileen Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho.
Calamada.com