Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxay degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal Boolis oo magaciisa lagusoo gaabiyay Cabdi Deeq Cabdullaahi.
Sarkaalka la dilay ayaa ka mid ahaa saraakiisha qeybta ka ah sugidda ammaanka xarumaha dowladda Ridada ee magaalada Muqdisho,waxeyna ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Sarkaalkan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku baqtiyo sarkaalkaasi.
Dhanka kale weerar ka dhacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu dilay mid kamida askarta maamulka Farmaajo kaasi oo ahaa askari si aad ah u dhibi jiray ganacsatada Suuqa Bakaaraha iyo dadka usoo adeeg doonta suuqa.
Isbuucan gudihiisa saraakiil Boolis iyo kuwa katirsan Nabad sugidda ayaa siyaaba kala duwan loogu dilay degmooyinka gobolka Banaadir, dhammmaan dilalkan mas’uliyadooda waxaa sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab
NINKII DADKA MUSLIMIITAA DHIBO MADAXAAN KA GOYNEE DADKA MUSILIINTAA EE SOOMALIYEED A HOR LEEXDA HADEEYDAAN WAXBA U TAREEN