Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Waabari ee magaalada Muqdisho Ku Dileen sarkaal sare oo ka tirsnaay maleeshiyaatka Nabadsugida dowlada Ridada.
Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Abuukar waxa uu qeyb ka ahaa saraakiisha Murtadiinta gaar ahaan kuwa Alpha Group.
Ragga hubeysan ayaa sarkaalka ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku geeriyooda.
Mas,uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo dhowr jeer howlgalo ay ka fulisay gudaha magaalada Muqdisho ku dishay saraakiil ka tirsan dowlada Farmaajo iyo kuwa Shisheeyaha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogdishu, Somalia.