Wararka ka imaanaya deegaanka Qori-Lugud oo ka tirsan gobalka Togdheer ee Waqooyga Somalia waxey sheegayaan in gudaha deegaankaasi lagu dilay Sarkaal ka tirsan maamul Gobaleedka gaala raaca ah ee isku magacaabay Somaliland.
Mas’uulkan oo dilkiisa loo adeegsaday Toorey ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Cawil kaasi oo ahaa isku duwihii Wazaaradda Howlaha guud iyo dhulka ee maamulkaasi.
Nin ku hubeysan Toorey ayaa si toos ah u weeraray salkaasi xilli uu ku sugnaay gudaha deegaanka,waxa uu ninka hubeysan dhowr meel ka galiyay Tooreydii uu watay taasi oo sababtay in ugu dambeyntii Sarkaalka Murtadka ah goobta uu ku dhinta.
Maamul Gobaleedka isku magacaabay Somali land ayaa qeyb ka ah maamul gobaleedyada dowlada Xabashidda Itoobiya kal hore ay ka dhisatay gudaha dalka Somalia.
Calamada.com