Guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose waxay howlgal xooggan oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Marka, kaas oo lala eegtay gaari uu watay Sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee looga yeero NISA, sarkaalkan ayaana lagu magacaabi jiray Xasan Cali Biyatooni ( Kushagale).
Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in qaraxaasi uu ku dhintay qaraxa lala eegtay, waxaana sidoo kale qaraxaasi ku dhaawacmay 3 askari oo ka mid ah ilaaladiisa ah.
Murtadka lagu dilay howlgalkan qaraxa ah ayaa ahaa mujrim wayn oo dad muslimiin ah horay ugu laayay deegaanno ka tirsan wilaayada Sh/hoose gaar ahaan magaalada Marka, sidoo kalana dhibaato ba’an xilligan ku hayey shacabka ku dhaqan magaalada Marka.