Wararka ka imaanaya degmada Boosaaso ee gobalka Bari waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi uu ka dhacay dil qorsheysan.
Dilkan waxaa loo geystay sarkaal ka tirsan maamulka gaala raaca Puntland,iyadoona faahfaahin laga helayo dilka sarkaalkaasi.
Rag hubeysan ayaa gudaha degmadaasi ku dilay Qaasim oo ka mid ahaa saraakiisha dhanka Booliska ee maamulka Puntland.
Mas,uuliyadda dilka sarkaalkaasi waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxa uu dilkiisa kusoo aadayaa xilli mudooyinkii dambe Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah maamulka dowlada Itoobiya dhisatay ee Puntland.
Calamada.com