Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah magaaladaasi lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaay maamulka Ashahaado la dirirka Puntland.
Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo koobay Cumar waxaa lagu dilay dhanka Waqooyi ee magaalada Gaalkacyo halkaasi oo uu ka arimiyo maamulka Puntlland oo ka mid ah maamulada dowlada Kufriga Xabashida Itoobiya ay ka dhisatay dalka Soomaaliya.
Sarkaalka la dilay waxaa bartamaha magaalada Gaalkacyo ku toogtay rag biskoolada ku hubeysan kuwaasi oo sarkaalka ka toogtay qeybaha sare ee jirka.
Cumar waxa uu ka mid ahaa saraakiisha CID ee maamulka Gaala raaca Puntland’dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Calamada.com