Saacadihii lasoo dhaafay waxaa agagaarka Biyo degga Xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ka dhacay weerar qorsheysan oo lala beegsaday sarkaal ka tirsan maamulka dowlada Ridada Federaalka ugu magacaaban degmada Hilwaa.
Sarkaalka la weeraray ayaa ah gudoomiyaha Suuqa Xoolaha degmada Hilwaa kaasi oo lagu magacaabo Muxamed Laqaaye.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in sarkaalka la beegsaday uu si dirqi ah ku badbaaday balse waxaa weerarkaasi lagu dilay mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah.
Labo maalin ka hor ayeey aheed markii qarax ka dhacay duleedka degmada Afgooye lagu dilay Shan askari oo ka tirsan ciidamada Kufaarta Uganda tiro intaas ka badan waa lagu dhaawacay qaraxaasi.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.