Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir ku dileen sarkaal Milatari oo ka tirsan dowlada Ridada Farmaajo.
Sarkaalkan lagu dilay gudaha degmada Wadajir waxaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Xasan Wehliye waxeyna raga hubeysan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku geeriyooda.
Sidoo kale sarkaalkan Milatari ee la dilay ayaa ka mid ahaa xubnihii dowlada Ridada ee wax kasoo dhisay Xildhibaanadii lagu soo doortay degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud.
Dilka sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay rag hubeysan ay ku dileen gudaha degmada Howlwadaag Cabdi Naasir Qaloocow oo ahaa askari ka tirsan maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka.
Dilalkan ka kala dhacay degmooyinka Wadajir iyo Howlwadaag waxaa Mas,uuliyadooda sheegtay Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu Somalia.