Howlgalladani ayaa xalay fiidkii waxay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye halkaasi khasaaro xoogan lagu gaar siiyay Cadowga.
Howlgalka koobaad oo ahaa Iqtiyaal ayaa xalay Mujaahidiinta ku khaarijiyeen Sargaal Sare oo ka tirsanaa Ilaalada Madaxtooyada Kooxda Ridada ee Farmaajo ee magaalada Muqdisho .
Murtadka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Nuur Xuseen kaasi oo lagu dilay Xaafada Saybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Goobta lagu dilay Sargaalka waxaa durbadiiba yimid maleeshiyaad ka tirsan Murtadiinta kuwaasi oo baqtiga Sargaalkasi halkaasi ka qaaday.
Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta waxay howlgal Qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Weerar qarax ah ayaa lagu qaaday xerada Tadaamun oo ku taallo degmada Afgooye halkaasi oo fariisin u ah maleeshiyaadka Ridada .
Qaraxani ayaa geystay khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray maleeshiyaadka Ridada ee ku sugnaa xerada la weeraray .
Xigasho Radio Andalus.
Calamada.com