Howlgal qorsheysan oo saaka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxay ku dileen mid ka mid ah saraakiisha sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya, kaas oo dhibaato xooggan ku hayay shacabka ku dhaqan caasimadda.
Howlgalkan oo si gaar kaga dhacay agagaarka Ex-control Afgooye ayaa lagu khaarajiyay Cabdullaahi Suudi oo ahaa sarkaal ka tirsan sirdoonka kooxda Riddada, wuxuuna murtadkan dhibaato ba’an ku hayay dadka muslimiinta ee ku dhaqan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Howlgal kale oo rag ka tirsan mujaahidiinta ay ka fuliyeen xaafadda Salaama ee degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen Axmadeey oo ahaa askari ka tirsanaa millatariga kooxda Riddada.
Dhinaca kale faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay duleedka Kismaayo lagula eegtay kolonyo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada Baangaraafta ee uu soo tabobaray Maraykanka, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhaawacantay 3 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka murtazaqada Baangaraafta Riddada.