Rag hubeysan waxey goordhaw qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada Farmaajo.
Sarkaalkan la dilay waxa uu ka mid ahaa saraakiisha Tababarada ah ka howlgala maleeshiyaatkana ku tababara xerada ciidan ee ku dhex taala garoonka diyaaradaha Bilidoogle oo ah garoon ay gacanta ku yahaan ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka.
Mas,uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxa uu dilkan imaanayaa xilli sidoo kale saacada ka hor ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay dileen Labo askari oo ka wada tirsan maleeshiyaatka dowlada kuwaasi oo lagu kala dilay Suuqa Bakaaraha iyo xaafada Suuqa Xoolaha degmada Hurwaa.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.