Kumanaan qof ayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ku oogay degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.
Carruur iyo cirroole ayaa fagaare kuyaal Galhareeri ku tukaday Salaadda Ciidul Adxaa, xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa lagu arkayaa dadka oo xoolaha udxiyada qalanaya.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.