Dadwaynaha ku nool degmada Buulofulay ee wilaayada Bay ayaa maalinkii ciiddul fidrida isugu soo baxay Fagaare wayn oo si fiican loo diyaariyay, lana qurxiyay oo loogu talagalay in salaadda ciidda lagu tukado, xafladaha iyo fantasiyaha ciidana lagu qabto.
Jawiga ciidana waxa aad usii qurxiyay roobka oo magaalada si fiican ugu da’ay sidoo kalena daruuruhu ay ahaayeen kuwo cirka buuxiyay.
Nala aawo Sawirada.