Mid kamida beelaha dega wilaayada Islaamiga Baay ayaa soo bandhigtay ciidamo cusub oo ka qeyb qaadan doono difaaca deegaannada shareecada lagu maamulo ee beeshu ay degto.
Beesha Eelaay ayaa soo bandhigtay ciidamo cimaamadley ah oo loo diyaariyay in ay ka qeyb qaataan difaaca wilaayada haddii maleeshiyaadka dowladda Xasan Sheekh isku dayaan in ay weeraraan deegaannada nabdoon.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah jawaab celinta ay beelaha Soomaaliyeed ka bixiyeen abaabulidda maleeshiyaadka Macaawisleyda ee shisheeyuhu hubeeyay kadib markii uu utaag waayay awoodda jihaadiyiinta.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawiirada Ciidanka Beesha Eelaay.