Beesha Tunni oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay ciidamo ay u diyaarisay difaaca shareecada islaamka iyo boqollaal xoolo nool ah oo isugu jira Geel iyo Ari, Oo ay u hadyeeyeen ciidamada Mujaahidiinta, Si ay qayb uga noqdaan beelaha Soomaaliyeed ee is garab taagay Mujaahidiinta.
Munaasibad ay ku qabsadeen duleedka deegaanka Kuunya-barrow ee wilaayada Sh/hoose ayay kusoo bandhigeen ciidamo hubeysan, oo ka qayb qaadanaya difaaca shareecada islaamka iyo dagaalka ka dhanka ciidamada kuffaarta iyo dabadhilifyadooda Soomaalida.
Odayaasha iyo waxgaradka beeshan ayaa sidoo kale xafladdooda kusoo bandhigay 500 neef oo ari ah iyo 10 neef oo geela oo ay ugu talageen garab istaagga walaalahooda Mujaahidiinta ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.