Wali waxa halkiisii kasii socda Dhoolatuska beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaadka Islaamka, kuwaasi oo lasoo baxay hub kala duwan oo u kaydsanaa si ay uga hortagaan gaalada iyo Macawislayda la socda.
Beesha Murusade oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee Islaamka aadka u taageera ayaa wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud kusoo bandhigay dhoolatus cajiib ah, waxana dhoolatuska ka qayb galay boqolaal dhalinyarada iyo waayeelka beesha isugu jira.
Bandhigga beelaha Muslimiinta ahi ay samaynayaan ayaa aad uga nixiyay gaalada iyo kooxda ridada oo maalmihii u dambeeyay abaabulayay shacab ay rabeen in ay ka hor keenaan Mujaahidiinta.
Halkan Ka Dhagayso Ugaaska Beesha Murusade.
Halkan Ka Dhagayso Nabadoonada Beesha Murusade.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.