Wilaayaadka Islaamiga ah waxa ka socda Isku soo baxyo ballaaran oo lagu difaacayo sharafta Nabiga SCW, waxana ka mid ah magaalooyinka ay ka dhaceen degmada Ceelcadde ee gobolka Gedo, iyagoo muujiyay sida ay u difaacayaan sharafta Nabi Muxamed SCW.
Isku soo baxyadan ayaa bilowday kadib markii gaalka madaxwaynaha ka haa Faransiiska uu sheegay inuu sii wadayo aflagaadada Nabiga SCW, waxana kacay inta badan muslimiinta caalamka oo ka dhiidhiyay arrintaasi, waxayna cabsi iyo argarax galiyeen Faransiiska oo ka naxay tirada Muslimiinta u diyaarka ah difaaca Nabiga SCW.
Sidoo kale shucuubta Muslimiintu waxay joojiyeen iibinta iyo iibsashada alaabta Faransiiska laga keeno taasi oo dhaqaalo burbur ku riday faransiiska.
Daawo Sawirada