Diyaaradaha dagaalka ee dowladda saliibiyadda ah ee Kenya ayaa duqaymo waxshinimo ah oo ay ka gaysteen gudaha magaalada Saakow ee wilayaada Jubbooyinka ku beegsaday guryo ay leeyihiin dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Duqaymahaan oo ay gaysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dowladda kaafiradda Kenya waxay illaa 4 gantaal ku dhufteen guryo ay dad rayid ah deganaayeen oo kuyaal degmada Saakow, waxaana duqaymahaas ku dhaawacmay 1 qof oo shacab ah, halka ay ku burbureen guryo ay leeyihiin dad rayid ah.
Sidoo kale diyaaradaha saliibiyiinta ayaa burbur u gaystay mid ka mid ah masaajidda kuyaal magaalada Saakow.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Burburka Saakow.