Waxaa la faafiyay sawirro horudhac ah oo muujinaya dadka shacabk ahaa ee ay diyaaradaha dowladda saliibiyadda Maraykanka ay ku xasuuqeen degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, kuwaas oo isugu jira haween, caruur iyo waayeel.
Diyaaradaha dagaalka ee saliibiyiinta Maraykanka ayaa ku caan baxay beegsiga ka dhanka ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah, xasuuqan cusub ayaana biirinaya xasuuq hore oo saliibiyiinta Maraykanka ay sidan oo kale uga gaysteen isla degmada Galhareeri, kaas oo ay ku beegsadeen kuna dileen dad rayid ah.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.