Guutada madaafiicda Mujaahidiinta Al-qaaciddada Maali ee Nusratul islaam ayaa weerar xooggan oo madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha millatari ee Tembokto ee dalka Maali, waxayna mujaahidiintu soo bandhigeen sawirrada weerarkaasi.
Dhamka kale, ciidamada mujaahidiinta Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa weerar kale oo madaafiic ah ku qaaday saldhig ciidan oo ay si wadajir ah ugu sugnaayeen murtazaqada Ruushka ee kuwa Fagner iyo ciidamada dowladda Riddada Maali, halkaas oo ay ka dhasheen khasaare kala duwan.
Saldhiggan millatari ee ay ciidamada mujaahidiinta weearka sawaariikhda ah ku beegsadeen ayaa kuyaal magaalada Kiidaal ee Maali. waxayna mujaahidiintu sheegeen inaysan si rasmi ah u haynin inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.
Hoos Sawirrada Labada Weerar Ee Madaafiicda Ah.