Ciidamada jabhadda Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan waxay maanta howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen deegaanka Beerxaano oo hoos taga degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Deegaankan waxaa dhowaan isaga cararay maleeshiyaadka Riddada, maantana waxay Mujaahidiintu ka sameeyeen howlgal ballaaran oo amniga lagu sugayo iyagoo baaritaanno lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay deegaanka.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada