Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka beesha Gaaljecel qeybna uu ka ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Gaaljecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi Ugaas Maxamed ayaa ka dhacay degmada Buq aqable ee WI Hiiraan.
Bayaan kulanka beesha kasoo baxay ayaa goobta laga aqriyay waxeyna beesha bayaanka ku cadeysay in Xasan Sheekh iyo dowladiisa ka difaacaneysa deegaanadeeda.
Ugaaska beesha Gaaljecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi iyo nabadoonada beesha oo goobta kulanka ka hadlay ayaa sheegay iney Gaaljecel u diyaar garowday ka hortagidda duulaan uga yimaada dhanka kooxda Ridada Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Bayaanka Iyo Kalimaatka Beesha Gaaljecel.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Kulanka Beesha Gaaljecel.