Haweenka ku sugan wilaayaadka Islaamiga ahi waa laf dhabarta jihaadka ka socda Soomaaliya, waxay qaateen kaalin aad iyo aad muhim ah, waliba hal kaalin maaha ee waxay ku jiraan kaalmo badan.
Mar waxay dhaleen geesiyaasha dagaalamaya ama maamulaya jihaadka, Marna waa marwooyinka amba bixiya ragga furimaha, marna caruurta mujaahidiinta ayay tarbiyeeyaan, marna waxay qayb ka yihiin faafinta dacwada iyo waxbarashada.
Waxa kale oo jirta kaalin muhiim ah oo waxtarkeeda aad loo dareemay, taasoo ah in ay diyaariyaan dhar iyo cunto iyo agab kala duwan oo ay u baahanyihiin ragga furimaha cadowga ku hor fadhiyaa.
Sawirrada hoos aad ku aragtaan waa haweenka jilib oo muddo kooban kusoo ururiyay alaabta iyo cuntada ay indhihiinu qabanayaan, waana markii saddexaad oo muddo kooban ay sidan sameeyaan.
Hadda xafladdan waxay wareejiyeen 50 kartoon oo timir ah, 120 loor oo buskud ah, 850 caag oo dahaaran, 240 Go’ , 300 oo buumo iyo 250 koob, runtii waa hanti aad u badan, wax waynna ka tari doonta jihaadka socda.
Halkan Ka Dhagayso Codadka Qaar ka mid ah Haweenkii bixiyay.
Halkan Ka dhagayso Codka Waaliga Jubbooyinka.
Halkan Ka Dhagayso Codka Sheekh Cabdilwaaxid Muuday.
Halkan Ka Dhagayso Gabay Dhiiri Galinaya haweenka.
Sawirrada halkan hoose ka daawo.