Jamaame waa degmo qadiimi ah oo lagu tilmaamo hoyga tacliinta, marka si kale loo dhigana waa markazka thaqaafada sida ay dadka deegaanku sheegeen, wakhti hore ayay magaaladan ka furnaayeen madaaris nidaami ah, markii uu gaaray maamulka wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinkuna waxay degmadani noqotay mid ka mid ah degmooyinka ku horumaray tacliinta islaamiga ah.
Guddiga xamlada macan naxwal cilmi wal macrifah oo markan uu socdaalkiisu soo gaaray degmada Jamaame ayaa markiiba qorsheeyay halka ay ka billaabi lahaayeen howlaha shaqo ee hor yiillay lajnada, laguna dardar galinayo muhiimada ay dadka deegaanku siiyeen waxbarashda nidaamiga ah, madaama magaladan lagu tilmaamo inay tahay markazka thaqaafada.
Hadaba halkan hoose waxan idiinku soo gudbin doonaa warbixintii idaacadda Andalus ay ka diyaarisay waxbarashada degmada Jamaame oo maqal ah iyo sawirada waxbarashada Jamaame.
Dhagayso Qaybta 6aad Xamlada Tacliinta Madaarista W. Jubbooyinka (Degmada Jamaame )
Hoos Ka Daawo Sawirrada