Diyaaradaha dowladda Maraykanka waxay maalin ka hor duqayn cadowtooyo oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Jammaame ee wilaayada Jubbooyinka ku dishay suldaanki beesha Habargidir ee Jubbooyinka.
Allaah ha u naxariisto e waxaa suldaanka lagu magacaabi jiray Maxamed Cabbaas Dirshe wuxuuna ka mid ahaa golaha dhaqanka Soomaaliyeed ee jubbooyinka, waxaana uu suldaanku ahaa ganacsade caan ah oo si wayn looga yaqaan koonfurta dalka Somalia.
Haddaba kumuu ahaa Suldaan Maxamed Cabbaas suldaankii beesha Habargidir ee wilaayada Jubbooyinka ee ku shahiiday duqaynta cadowtooyo ee Maraykanku ku beegsaday.
Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Duqaynta Suldaanka.
Inaalillaah wa inaa ilayhi raajicuun allaha ka aqbalo
Naxriistii jano allaha siiyo
Ina lillh wainaa ileyhi raajicuun