Bulshada ku dhaqan Magaalada Ceelcadde ee gobolka Gedo iyo maamulka Islaamiga ah ee magaalada oo iskaashaday ayaa ku guulaystay farsamo cusub oo magaalada looga dabar jaray xasharaadka Kaneecada oo muddo badan dhibaato ku haysay dadka deegaanka.
Mashruucan oo muddo kooban qaatay ayaa gabi ahaabba magaalada looga sifeeyay kaneecada oo ah xasharaad dhibaato badan ku haya dhammaan gobolada Soomaalida.
Hadaba su’aashu waxay tahay, farsamo noocee ah ayay adeegsadeen reer Ceelcadde, si looga faa’idaysto?
Qalabka ay adeegsadeen iyo talooyin gaar ah oo ay bixinayaan waxad ku dhagaysan kartaa barnaamij gaar ah oo halkaasi ay kasoo diyaarisay idaacadda Andalus.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka gaarka ah.
Daawo Sawirrada.