Mu’asasada Al Kataa’ib ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hoggaanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab kaasi oo looga hadlay xasuuqa ay ciidamada Yahuuddu ka wadaan magaalada Qaza.
Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dhaleecaysay duqeymaha cadowtooyo ee Yahuuddu ay ku hayaan shacabka rayidka ah ee ku dhaqan jiidda Qaza.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in ‘Mujaahidiinta Soomaaliya’ ay garab taaganyihiin walaalahooda Falasdiin kuwaas oo halganka kula jira cadowga Sahyuuniga ah.
Halkan ka akhriso Bayaanka oo Carabi ah PDF
Halkan ka degso Bayaanka oo English ah PDF