Howlgal Gaar ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta Barqo nimadii maanta ay ka fuluyeen agagaarka dhismaha Xarunta Warshadii hore Baastada degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho waxey ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada.
Sarkaalkan la dilay ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Jarane waxa uu ahaa Korneel ka tirsan saraakiisha Maleeshiyaatka Maamulka Farmaajo,waxa uu sarkaalkan caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka.
Dilkan Sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli qarax galinkii dambe ee shalay Mujaahidiinta ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ay ku dileen Murtad ka tirsanaay howlwadeenada xarunta golaha Baarlamaanka Muqdisho kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi Xafiid Yuusuf.
Maalmihii U dambeeyay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah xubnaha dowalda Ridada ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.