Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gudaha dhulka Kenya xooga ku heysato ayaa fuliyay weerar culus oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Booliisku ku leeyihiin gobolka Laamu ee dhaca Xeebta.
Ciidamada Mujaahidiinta waxay weeraraeen saldhig ku yaala deegaan lagu magacaabo Mararaani oo hoostaga Laamu, waxaana ka dhacay goobta dagaal kulul.
Khasaare aan tiradiisa la ogeyn ayaa gaaray ciidamada Booliiska ee la weeraray.
Weerarkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha dhulka Kenya ay ka taliso ee Muslimiintu leeyihiin.
Kiinyaan markii lagu lahaa kaadso waa diiday
Maantana kataan loo dhigaa lagu kadeedaaye
Kiristaan cawaaniyo mid kiiabo uqaadaaya
Saw wada katiinee ma ahan kaafir ubad kisu