Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin, ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xooggan oo cag-marin ah ku qaaday saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin degmada Ceeldheer ee dhacda bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, sida lagu xaqiijiyay bayaan goordhow kasoo baxay taliska ciidanka ee mujaahidiinta.
Taliska ciidanka ayaa si hordhac ah u sheegay in saldhigyada ciidamada mujaahidiintu beegsadeen ay yihiin ilaa afar saldhig ciidan oo maleeshiyaadka Riddadu kaga sugnaayeen gudaha iyo banaanka degmada Ceeldheer ee bariga Galgaduud, imikana uu socdo dagaal xooggan oo afartaasi jiho ah.
La soco wixii faahfaahin ah Insha’Allaah.