Sheekh Faarax Cali Xuseen iyo Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadam, ayaa bogaadiyay howlgalkii barakaysnaa ee jumcihii lasoo dhaafay ay ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen dhismaha xaruunta SYL ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen masuuliyiin, xidlhibaano, saraakiil ciidan, maleeshiyaad iyo xubno muhiim u ah kooxda Riddada.
Muuqaalladan ayaa qayb ka ah taxane uu billaabay channelka wararka ee Al-kata’ib, kuwaas oo uu kusoo bandhigayo sida bulshada ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ay u arkaan howlgalkii barakaysnaa ee xarunta SYL, waxaana si isku mid ah howlgalkaasi u bogaadiyay, culimada, waxgaradka, haweenka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Bogaadinta Sheikh Faarax Cali Xuseen.