1 thought on “Shisheeyaha Oo Dad Iyo Xoolo Ku Laayay Gobalka Shabeelada Hoose.

  1. Xasuuq iyo diliyo gawrac bay noo xadee yeene
    Xaqna nooma dhawraan kufrigu xaqirid mooyaane
    Asiir uma xurmeeyaan mana xush mee yaane
    Xad koo laga gudaa weeye iyo gaalka xagal goyne
    Xumaan kama xishoodaan kufrigu mana xadee yaane
    Xirkoo loo galaa iyo kufriga miino xira weeye
    Xujadoon ku oogniyo kufriga jeel ku xira weeye
    Xarumaha ridada oon gubniyo xalane saw maaha
    Xilka qaadis Ictisaamka iyo xulufo shaydaan dheh
    Xirbaa laba wajiilaynayoon figu xiraa weeye
    Xadiis kay kabeen sheegayaan xulufo shaydaane
    Xalaniyo wadaadada kufriga xeradi tooreeya
    Xizbi weeye shaydaan qortee gawrac ugu xiira
    Xag kastaba go,doonshoo kufrigu haysku wada xaaro

Comments are closed.