Siyaasiyiin iyo madax hore xilal uga soo qabtay kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa ka digay muddo kordhin ay samaystaan madaxda ashahaada la dirirka ah ee ku shirsan Muqdisho.
Murtad Cabdiraxmaan Cabdirashakuur oo ka mid ah xubnaha golaha dawaaqiidda sidoo kalena ka mid ah mucaaradka sida wayn u diidan siyaasadda Xassan Gurguurte, ayaa ka digay muddo kordhin ay samaystaan madaxda maamullada Riddada ah ee isugu yimid Muqdisho.
Wuxuu tilmaamay in madaxda ashahaada la dirirka ah ee Muqdisho ku shirsan uu muddo xilookoodu dhamaaday, muddo kororsiga socdana uu yahay rabitaanka Xassan Gurguurte.
Murtad Xasan Cali Khayre ayaa dhankiisa ka digay muddo kororsi ay samaystaan madaxda murtadiinta, wuxuu xusay in qorshaha muddo kororsi uu abuuri doono khilaaf hor leh.
Dhankiisa maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland, wasiir u hadlay oo lagu magacaabo Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in uusan quseyn go’aamada kasoo bixi doona shirka uu guddoomiyay madaxa kooxda Riddada murtad Xasan Gurguurte.