Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Yaaqshiid ee magaalada caasimadda ku khaarajiyeen sarkaal sare oo ka tirsanaa murtadiinta. kaas oo lagu magacaabi jiray Bisbees murtadkan ayaana kooxda Riddada ugu magacownaa taliyihii baraha Koontaroolada ee degmada Cabdicasiis.
Dhanka kale waxay mujaahidiintu qarax ku weerareen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa degmada Afgooye, qaraxan waxaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen ugu yaraan 3 askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale waxay mujaahidiintu weerar kale oo qarax ah ku weerareen maleeshiyaad murtadiinta kuwaas oo ku sugnaa garoonka ssbartiibada ee magaalada Muqdisho. lama helin faahfaahin dheeri ah oo ku aadan qaraxan.