Ugaas Axmad Cumar Qorane oo ah ugaaska guud ee beesha Cowlyahan ayaa kalimad maqal iyo muuqaal ah ka jeediyay shirkii dhawaan usoo gaba gaboobay odayaasha dhaqanka iyo hogaanka qabaa ilka wilaayaatka Islaamiga taasi oo ugaaska kaga hadlay arimo muhiim ah.
Ugaas Axmad Cumar Qorane Ugaaska beesha Cowlyahan ayaa goobta ka sheegay in beeshiisu ay si buuxda u qaadatay Fatwadii sharciga aheed ee kasoo baxday shirweynihii 5-aad ee culimada Wilaayaatka Islaamiga iyo bayaankii kasoo baxay shirkii odayaasha dhaqanka qabaa ilka.
Ugaaska ayaa intaasi raaciyay in beesha Cowlyahan ay garab u tahay Mujaahidiinta lana dagaalameysa cidkasta oo duulaan ku ah Shareecada Islaamka.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Ugaaska Beesha Cowlyahan.