Waxaa saacadihii lasoo dhaafay adduunka qabsaday farriin 22 sano ka hor uu sheekh usaama Bin Laadin u diray dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, kaas uu kaga hadlayay sababta mujaahidiinta ay ula dagaallamayaan Maraykanka iyo waxay ka doonayaan.
Fariintaan ayuu sheekhu ku sheegay in sababta ugu wayn ee Maraykanka ula dagaallamayaan uu yahay in ay maamulka Yahuudda ku taageerayaan gumeysiga dhulka Filistiin, ayna ku naasnuujinayaan xasuuqa muslimiinta, arrintaas oo maanta noqotay mid waaqic ah, marka la fiiryo waxa ka socda magaalada Qaza oo uu Maraykanku Yahuuddu ku garabsiinayo xasuuqa shacabka Reer Filistiin.
Waxay sidoo kale farriintan noqotay mid ay shacabka Ameerikaanka ah iyo jiilashii dhashay weeraradii 11 September kaddib ay ku fahmaan sababta mujaahidiinta ay ula dagaallamayaan Maraykanka, Allaah ha unaxariistee sheekh Usaama Bin- Laadin ayaana aaminsanaa in aan la jabin karin Yahuuda intii Maraykanka uu awood leeyahay, maadaama maska madaxa laga dilo ay muhiim noiqotay in isaga marka hore la wajaho.