Bayaan Rasmi ah oo kasoo Baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayeey Imaaradu ku xaqiijisay Istish-haadka Waaligii Wilaayada Islaamiga Helmand Al-xaaji Al-mullaa Cabdi Manaan Akhnad kadib duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen goob ay ku sugnaayeen Waaliga iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wilaayada Helmand oo ah Wilaayo ka dhacda Konfurta Dalka Afghanistan.
Bayaanka ayaa lagu xusay in Waaliga uu la shahiiday Qaa’idkii dhanka Caskariga ee Wilaayada Islaamiga Helmand waxeyna duqeyntan dhacday galinkii dambe ee maalintii Sabtida oo ay taariikhda ku beegneed 23-Bisha Rabiicul Awal waxeyna Imaarada guud ahaan dadka Muslimiinta oo ay ugu horeeyaan Ehelada Waaliga ugu tahniyadeysan marna uga tacziyeysay Istish-haadka Al-xaaji Al-mullaa Cabdi Manaan oo magaciisa Asalka ah uu yahay Al-xaaji Al-mullaah Muxamed Raxiim.
Bayaanka ayaa lagu qeexay in Al-xaaji Mullaa Cabdi Manaan uu ahaa Geesi Mujaahid ah mudda dheerna soo taagnaay Saaxada Jihaadka waxaana xusid mudan in Wilaayada uu Waaliga ka ahaa Sheekha Shahiiday Mujaahidiinta ay ka maamulaan oo gacanta ay ku hayaan Boqolkiiba Sagaashan iyo Shan.
Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa fariin adag u dirtay dowladda Saliibiyadda Mareykanka oo diyaaradaheed ay duqeynta ku dileen Waaliga waxeyna Imaaradu xustay iney Cadowga ka aargoosan doonaan dilka ay u geysteen Al-xaaji Mullaa Cabdi Manaan.
Waaligan Duqeynta ay ku dileen Diyaaradaha Duuliye La’aanta dowladda Saliibiyadda Mareykanka ayaa noqonaya Waaligii Afaraad oo ka shihiida Imaarada Islaamiga Afghanistan waxaana horay u shihiiday Waaligii Wilaayada Kabisa Mulla Maxamed Nasiim Mushfiq Waaligii Wilaayada Qunduz Sheikh Mulla Cabdi Salaan, Waaligi Wilaayada Baglaan sheikh Mowlawi Lacala Maxamed, kuwaas oo ku wada shahiiday duqeymo diyaaradaha duuliye la aanta Saliibiyiinta Mareykanka Waqtiyo kala duwan ay ka geysteen goobo kala duwan oo ka tirsan dalka Afghanstan.
Calamada.com