Maanta duhurkii waxey ciidamada shisheeyaha gabi ahaan isaga carareen deegaanka Haansheekh oo ah deegaan dhaca wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo degmada Balcad ee wilaayada Shabeelada dhexe.
Askarta kufaarta afrikaanta ayaa muddo sanado ah duulaan ku joogay deegaanka Haansheekh waxeyna halkaas ka dhisteen xero weyn, Gabi ahaan maanta duhurkii ayey askarta kufaarta Burundi isaga carareend eegaankaas.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka ayaa bulshada deegaanka u fasaxay iney ganiimeystaan agabyo kala duwan oo kufaarta kaga carareen xeradaas.
2-dii bishaan shawaal ayey aheed markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar cag marin ah ku qaadeen xeradii kufaarta Burundi ee deegaanka Ceelbaraf, Waxaana weerarkaas lagu dilay inka badan 173 askari burundeys ah.
Calamada.com