Bilo ka hor ayay ahayd markii wilaayada jubbooyinka looga dhawaaqay xamlo loogu magac daray carabiyaynta dadka oo ujeedadeedu ay ahayd in dadka lagu baro luuqadda carabiga, si ay ugu fududaato barashada diinta Islaamku.
Hadaba waxa soo qalin jabiyay ardaydii ugu horeysay ee loo bilaabay barashada carabiga, waxbarashadaas oo ka socotay machadka Alxikma ee degmada Jilib.
Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qayb galay marti shafar kala duwan oo goobta ka hadlay.
Halkan ka dhagayso warbixintii laga diyaariyay xafladda.
Daawo sawirada.