Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleyso Afar Sano Kadib iyo weerarkii Taariikhda galay ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaaday xarunta West Gate ee magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.
Qeybta Kowaad ee Warbixinadan Taxanaha ah waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay kuna soo gudbisay sababta keentay inuu dhaca Weerarkii West Gate.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Kowaad.
Calamada.com
Kiinyaay ma dhaxasheen
Kibirkiyo isqaad kii
Kabriid shisldan manoqiteen
Kafarada dhamaanteed
Kac kocoodu waa maar
Kaawiyad oloshiyo
Kulyo qaxan in lagu shido